Macalimiintii Saxay Imtaxaankii Shahaadiga oo Cabasho xoogan kasoo yeertay

160 Macalin oo ahaa Macalimiintii Saxay Imtixaankii 2019- 2020 ayaa ka Cabanaya Xaquuq shaqo oo ay ku leeyihiin Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Faderaalka ” Muddo dhawr iyo labaatan Maalmood ah ayay socotay howsha saxidu oo bilabanasay 6:30am ilaa 5:30pm Subaxii ilaa Maqribkii ayey yiraahdeen Macalimiintaa oo sheegey in Wasaaradd noo sheegtey in muddo Sadex maalmood ah … Continue reading Macalimiintii Saxay Imtaxaankii Shahaadiga oo Cabasho xoogan kasoo yeertay